Wakiilo katirsan Beesha Caalaamka oo maanta kusii jeeda Dhuusomareeb iyo Ujeedka socdaalkooda

Wakiilo katirsan beesha caalamka ayaa lagu wadaa in maanta gaaraan magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug, waxa ayna wakiiladan la kulmi doonaan madaxweynaha maamulkaasi. Xubnaha beesha caalamka ee tagaya magaalada Dhuusomareeb waxaa hogaaminaya Wakiilka Qaramada Midoobay ee Arrimaha Soomaaliya Amb, Jemis Swan, waxa sidoo kale xubno ka ah safarka xubno kale oo katirsan beesha … Continue reading  Wakiilo katirsan Beesha Caalaamka oo maanta kusii jeeda Dhuusomareeb iyo Ujeedka socdaalkooda